Ardey ka qalin jabisay dugsiga sare imaamu-nawaawi oo munaasabad loogu qabtay magaalada Balcad.

0
260

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munaasabad ay ku qalin jibinayeen arday dhameysatay dugsiga sare ee imaamul-nawabi ayaa lagu qabtay magaalada Balcad waxaana ka qeyb galay maamulka dugsiga imaamul-nawabi waalidiin iyo marti sharaf kale

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.