Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Jowhar Ayaa waxa lagu qabtay Munaasabad lagu maamusay 45 Arday Oo ah Dufcadii 12aad ee Ka qalinjibiso Hooyga Tababarada iyo Tegnolijiyadda Ee Buundo
Munaasibadan Ayaa waxa kasoo qeybgalay maamulayal, Macallimiin, Waalidiin,Iyo marti Sharaf Kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Sahra Ibraahim Dhicisoow.


