Ardey ka qalin jabisay iskuulka Al Isra oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
126

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen inkabadan 40 arday oo bartay Xifdinta Qur’aanka kariimka, Culuumta Caafimaadka, Xirfadaha farsamada gacanta iyo fasalka 8aad iuo Kombiyuuterka islamarkaana ka aflaxday Dugsiga Hoose Dhexe ee Al-Isra.

Munaasabadaaan ayaa waxaa ka qeybgalay Maamulka Dugsiga,Bahda waxbarashada, Culimo udiin, Waalidiin, Macallimiin iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here