Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqisho ee caasimada Dalka ayaa lagu qabtay Munaasabad lagu sagootinaayay Arday dhameysatay Waxbarashada sugsiga Sare iyo kan Dhexe kuwaaasi oo kabaxay Schoolka Al-Naxwa .
Munaasabada waxaa goobjoog ahaa madaxda iskuulka macalmiin iyo aqoonyahano.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.


