Ardey ka qalin jabisay Iskuulka Modern oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
66

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Inkbadan 150 arday oo bartay maadooyiinka Ingiriiska , Caafimaadka iyo kombiyuuterka islamarkaana ka aflaxday macahdaka Modern ayaa munaasabad qalin jabin loogu qabtay Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Munaasabada ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Machadka, Waalidiin , Macalimiin, iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.