Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayeen arday dhameeysatay heerarka kala duwan waxbarashada ee jaamacadda islamarkaana ka aflaxay Jaamacada Addis-Ababa.
Waxana ka qeybgalay munaasabada maamulka Jaamacadda, bahda waxbarashada Walidiin,iyo martisharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.


