Ardey ka qalin jabisay jaamacadda Golis oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Burco.

0
54

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magalada Burco ee maamulka Soomalilnd ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen  arday dhameeysatay jamacadda Golis maagalada Burco ee gobolka Tog dheer

Waxaa ka qeyb galay munaasabadda masuulin ka tirsan maamulka Somaliland  maamulka jamacadda bahda waxbarashada waalidiin dhaaqatiir iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Xaawo Luul Aadan Xuseen.