Arday ka qalin jabisay jaamacadda Shaafi ee Magaalada Hargeysa.

0
44

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday ka aflaxday Jaamacadda Shaafi islamarkaana ka baxay kuliyadaha kale duwan ee Jaamacadda.

Waxaa ka qeyb galay munaasabadda maamulka Jamaacadda Shaafi , Bahda waxabarashada , waalidiinta , ardayda qalin jabisay iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiya Maxamed Maxamuud.