Ardey ka qalin jabisay machadka Hormuud oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
182

Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday  dhameysay madooyinka cafimaadka saxaafadda computer iyo fagaaro ka hadalka iyo kuwo kale oo badan kana aflaxay machadka hormuud ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne

Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo  marti sharaf kale.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here