Ardey ka qalin ka jabisay jaamacadda Caduun ee magaalada Galkacyo

0
263

Baladweyne(Radio Beerlula)- In kabadan 25 arday oo dhameeysatay qaar kamid ah kuliyada lagu dhigo Jaamacada Caduun ayaa Munaasabad Qalin jibin ah lagu qabtay magaalada Galkacyo

Munaasabadan qalin jibinta ah waxaa ka qeyb galay maamulka gobolka Mudug ,masuuliyiin horay xilal uga soo qabaty Puntland ,maamulka Jaamacada ,bahada waxbarashada ,waalidiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here