Ardey ka qalin ka jabisay jaamacadda Green Hope oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
71

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabad aay ku qalin jabinayeen in ka badan 40 Arday oo dhameysatay heerka 1 iyo 2 ee jaamacada Green hope ee faraceeda magaalada Baladweyne.

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka jaamacada,  bahda waxbarashada, waalidiin, dhaqatiir iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.