Ardey kaalmaha hore ka galay imtixaan diineed oo abaalmarin lagu guddoonsiyay Muqdisho.

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad abaal marino lagu gudoonsiinayey Arday kaalmaha hore ka galay Imtixaan Diineedka Sanadlaha ee Madrasada Saawiyatul Warshiikh ayaa lagu qabtay Muqdisho.

Waxaa ka qeybgalay munaasabadda maamulka madrasada macalimiin ,waxgarad iyo qeybaha kala duwan e bulshada.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahi