Ardey tababar caafimaad ku qaatay iskuulka Ileys oo shahadooyin lagu guddoonsiyay Baladweyne.

0
180

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad shahaadooyin lagu guddoonsinayay ardey dhameysatay tababar ku saabsan sida baaritaanada loo sameeyo, sida loola dhaqmo bukannada iyo hanaanka loo maro daawo bixinta.

Tababarkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay maamulka iskuulka Ileys, iyadoo inta badan ardeydan ay adeego caafimad oo lacag la’aan ah u sameeyeen dadka barakacayasha intii ay ku guda jireen tababarka.

Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here