Ardey u tartameysa deeq waxbarasho oo ay bixineyso Hay’adda Hormuud Salaam oo laga daah furay Muqdisho

0
104

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaarda Waxbarashada Hidaha Iyo Tacliinta Sare Ee XFS Oo ay wehliyaan Gudoomiyaha Hay’adda Hormuud Salaam Foundation iyo Agaasimaha Tacliinta Sare ee wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa Magalada muqdisho ka’Daah Furay Imtixaan aay ardayda ku helayaan deeq waxbarasho oo aay bixineeyso Hay’adda Hormuud Salaam Foundation.

Deeqdan waxbarasho oo hay,adda bixiso sanadkasta ayaa sanadkaan waxaa u fariistay in kabadan 400 arday iyadoo la qaada doono 30 ka arday ee kaalmaha ugu hore ku guuleeysta.

Warkan waxaa inoo haya Sahara Ibraahin Dhicsoow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here