Ardey wax ka barata dugsiga farsamada gacanta AL-AMAR Baydhabo oo soo bandhigay hal abuur ay sameeyeen.

0
199

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ardayda wax ka barata dugsiga farsamada gacanta AL-AMAR TVET center ee magaalada baydhabo ayaa soo bandhigtay xirfadooda aqooneed ee waxii labaray.

madasha lagu Soo bandhigaayay waxaa kaqayb galay màamulka iskuulka masuuliyiin kasocoday Hay ada ASDO waalidiin iyo marti sharaf kale.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here