Ardey wax ka barta iskuulka sheekh Maxamed Macalin ee Baladweyne oo abaalmarin la guddoonsiyay

0
300

Baladweyne(Radio Beerlula)- Maamulka iyo macalimiinta iskuulka sheekh Maxamed Macalin ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa abaalmarino gudddoonsiyay ardey kaalmaha hore ka gashay imtixaanka niska ama kala barka sannad dugsiyeedka.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan Ameeriko.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here