Ardey xiftisay qur’aanka kariim-ka oo munaasasbad loogu qabtay Burco

0
162

Baladweyne (Radio Beerlula)- Munsabadan ay ku qalin jabinyeen arday baratay qu’raanka kariimka kana aflaxay Maraakista Al-Hidaaya ayaa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer.

Waxana ka qeyb galay maamulka machadka, walidiin, macalimiin, ardayda munsabadan loo qabtay iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here