Ardey xiftisay qur’aanka kariimka oo ka qalin jabisay Madarasada Dacwa ee Boosaaso.

0
130

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Boosaaso ayaa lagu qabtay munaasabad ay kuqalin jabinayeen in kabadan 20 Arday oo baratay Quraanka Kariimka islamarkaana ka aflaxday Madarasada Dacwa.

Warbixintan waxaa ino haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi