Ardey xifdisay Qur’aanka kariimka oo munaasabad qalin jabin ah loogu qabtay Magaalada Hargeysa.

0
88

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin Jabinayeen Arday dhameysatay Qur’aanka kariimka islamarkaana ka aflaxay Maraakizta Daaru Sacaada.

Munaasabadda ayaa waxa ka qayb galay maamulka Markaska Daaru Sacaada , macalimiin waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.