Ardeyda Baladweyne oo dib ugu noqday iskuullada muddo labo bilood ah oo fasax ay ku jireen.

0
315

Baladweyne(Radio Beerlula)- Sannad dugsiyeedka 2019-2020-ka ayaa si rasmi ah uga bilowday magaalada Baladweyne kadib markii muddo labo bilood ah ay xirnayeen iskuulka iyadoo lagu jiray fasax.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here