Ardeyda deeqda waxbarasho ka helay hay’adda Hormuud Salaam oo sameysay naadi ay ku mideysan yihiin.

0
155

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaliya Faarax Sheikh Cabduqaadir ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabada lagu daah furayay naadigii ugu horeeyay ee loo dhisay aradada ay deeqda wax barasho siisay hay’adda Hormuud salaam foundation.

Munaasabaddan ayaa waxaa sidoo kale goob joog ka ahaa xildhibaano ka tirsan dowladda, madaxda hay’adda Hormuud Salaam,  waalidiin , ganacsato iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.