Ardeyda degan kaamka Badar 2 ee Kismaayo oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuullada magaaladaasi.

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Barakacayasha ku nool kaamka Badar-2 ee magaalada Kismaayo ayaa waxay ay markii ugu horeysay ay heleen iskuulo ay wax ku bartaan.

Kaamka Badar ayaa waxaa ku nool qooysas badan oo aan awoodin in ay caruurtooda kabixiyaan qarashaadka waxbarashada.

Warbixintan waxa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.