Baladweyne ( Radio Beerlula )Taratankan kubada cagta ah oo lo qabtay ardayda dugsiyada sare ayaa lagu soo gabagabeeyay degmada Afmadow iyadoo u jedka loo qabtay uu ahaa is dhaxgalka bulshada
Masuuliyiinta ugu sareysa Ururka Kubada Cagta degmada Afmadow ciyaartoydii hore ee Gobolka Jubada Hoose iyo qaar kamid ah maamulada goobaha waxbarashada ee magaaladaaasi ayaa ka qeybgalay munaasabadan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen