Ardeyda dhigata madarasadaha magaalada Hargeysa oo loo soo gaba gabeeyay tartan kubadda cagta ah.

0
54

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Hargeeysa ee maamulka Somaliland ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartanka kubadda cagta oo loo qabtay ardayda dhigata qaar kamid ah dugsiyada lagu barto Quraanka kariimka .

Ujeedka tartankan ayaa ahaa isdhaxgal bulsho gaar ahaan dhalinyarada wax ka barato goobaha waxbarashada

Warbixintan waxaa soo jeedinya Xaawo Aadan Xuseen.