Ardeyda iyo maamulka iskuulka Ileys oo adeeg caafimaad oo lacag la’aan ah u sameeyay barakacayasha Baladweyne.

0
78

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Mamulka iyo ardayda iskuulka ileys ee magalada Baladweyne ayaa deeq dawo ah gaarsiiyay kaamka barakacayasha ee Guudlaawe oo ku yaalo xaafadda kooshin ee magalada Baladweyne

Dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamka ayaa heysan goobo cafimaad waxaana jiro caruur badan oo ku nool kaamka isla markaana qabo xanuuno badan sida shuban biyood iyo Duumada.

warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamed Maxamuud