Ardeyda Jaamacada Golden faraceeda Guriceel oo agab waxbarasho gaarsiiyay, Iskuulka Himilo ee xaafadda Tawakal.

0
154

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ardayda Jaamacadda Golden faraceeda Degmada Guriceel, ayaa agab waxbarasho oo ka kooban Buugaag iyo Qalimaan gaarsiiyay, Iskuulka Himilo oo ku yaalla kaam Barwaaqo, Waaxda Towfiiq ee xaafadda Tawakal magaalada Guriceel

Ardayda la gaarsiiyay agabka waxbarshada ayaa ah kuwo danyar ah iyo agoon isla markaana ku nool kaamka Barwaaqo waaxda Toowfiiq ee magaalada Guriceel

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen