Arsenal oo 2-1 kaga badisay Burnley

0
283

Baladweyne(Radio Beerlula)- Arsenal ayaa guusheedii labaad ee isku xigta ee Premier League gaartay ka dib markii ay guul 2-1 ka gaareen kooxda Burnley iyadoo saxiixooda cusub Ceballos uu ku lug lahaa labada gool ee ay kala dhaliyeen Aubameyang iyo Lacazette.

Arsenal ayaa badisay labada kulan ee ugu horeysay xilli ciyaareedka Premier League markii ugu horeysay tan iyo xilli ciyaareedkii 2009-10.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here