Arsenal Oo Caawa Burbur Xoog Leh U Geysatay Real Madrid Kadib Kulan Xiiso Badan Oo Ka Dhacay Emirates

0
134

Baladweyne  ( Radio Beerlula )-Caawa wixii ku dhacay Real Madrid waxey aheyd taariikh ingiriiska u qormi doonta.waxaa xasuuqay oo baalasha ka rifay Thomas Partey oo si walba ugu falaaday dhexda Madrid.

Ciyaarta qeybtii hore waxsy aheyd mid dagan oo lagu kala nastay gool la’aan balse qeybtii dambe markii laisku soo laabtay waxaa daqiiqaddii 58-aad Declan Rice oo shabaqa Courtois Ku xaday bulizoon qurux badan.

10 daqiiqo kadib Rice oo u muuqday mid fahansan xaaladda Courtois ayaa goolkii labaad dhaliyay Bulizoon qurux badan.

Waxaa Real Madrid Samirsiyay Merino daqiiqaddii 75-aad kubbad qurux badan oo uu ka helay Skelly.

Lugta labaad waxaa la ballansan yahay 16-ka April.waxaa lagu ciyaari doonaa guriga Real Madrid Bernabeu

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here