Baladweyne ( Radio Beerlula )-Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaliya Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa magaalada Gaalkacyo tababar uga furay 200 oo askari oo ka mid noqonaya Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Askartan ayaa kashaqeeyn doona deeganada Galmudug kuwaasi oo kajirtay baahi ciidanka Asluubta ah.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.


