Askar ka tirsan ciidanka Asluubta Jubbaland oo tababar looga furay Kismaayo

0
197

Baladweyne (Radio Beerlula)- Wasaaradda cadaalada Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo tababar uga furay qaar ka mid ah ciidanka Asluubta Jubbaland.

Tababarka ayaa ciidanka loo qabtay lagu bari doonaa casharo ku saabsan amniga gaar ahaane ilaalinta maxaabiista.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here