Baahi dhanka qalabka ah oo soo wajahday isbitaalka magaalada Balcad.

0
62

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Isbitaalka Degmada Balcad oo maalin kasta qaabila bukaano badan oo kayimaada tuulooyinka hoos yimaada degmada ayaa waxa soo wajahay agab-yari sida saalada qaliinka, keydka Dhiiga iyo qololka jiifka u ah bugaanada isbitaalka

Isbitaalka degmada Balcad ayaa waxa uu fuliyaa adeegyo Caafimaad oo bilaash ah waxaana kafaa’ideysto adeegyada isbitaalka uu bixiyo 80 tuulo oo hoos yimaada degmada Balcad.

Warkan waxaa inoo haya  Maxamed Yuusuf Cabdulahi