Baaritaano iyo adeegyo caafimaad oo loo sameeyay maxaabiista xabsiga dhexe ee Muqdisho.

0
122

Baladweyne (Radio Beerlula)-Koox dhaqaatiir ah oo kasocota isbitaalka samakaal oo kamida isbitaalada ka howlgala magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa maanta gurmad caafimaad oo iskugu jira baaritaan iyo daweyn u sameeyay maxaabiista ku xiran xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

Dhaqaatiirta u gurmatay maxaabiista xabsiga dhaxe ayaa baaritaan ku sameeyay qaar kamida maxaa biista si loo ogaado xaaladooda caafimaad loona daweeyo kuwa laga helo cudurada kala duwan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmad.