Baaritaano iyo daaweyn bilaash ah oo loo sameeyay dadka degan kaamka Laas Qurun ee Baladweyne.

0
181

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Ileys ayaa Adeegyo Caafimaad oo isugu jiray Daweeyn iyo Baaritaano gaarsiiyay Kaamka Laas Qurun oo ku yaalo duleedka Waqooyiga Magaalada Baladweyne.

Adeegyadan Caafimaad ayaa waxaa ka faaidaystay Qoysas danayar oo isugu jiray Haween , Caruur iyo Odayaal.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here