Bahda caafimaadka Baladweyne oo idaacadda Beerlula ku amaanay sida wanaagsan ee ay ugu shaqeyso bulshada.

0
174

Baladweyne(Radio Beerlula)-Qaar ka mid ah dhaqaatiirta iyo howlwadeennada caafimaad ee ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa hambalyo u dirtay idaacadda Beerlula oo todobaadkan u dabal degtay sannad guuradii saddexaad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay 10-kii bishii December sannadkii 2018-ka.

Warbixintan waxaa inoo haya Aadan Cabdi Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here