Bahda waxbarashada Baladweyne oo hambalyo u diray Radio Beerlula oo 3 sano jirsaday

0
405

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xili lagu guda jiro dabal dega todobaadka sannad guurada sadexaad ee idaacadda Beerlula ayaa waxaa hambalyo iyo bogaadin u diray bahda waxbarashada magaalada Baladweyne iyagoo ku amaanay idaacadda sida wanaagsan ay ugu shaqeyso bulshada ku nool gobolka Hiiraan qaar kamid ah madaxda iskuulada iyo jaamacadaha magaalada Baladweyne ayaa shaqaalaha beerula ku amaanay da,daalka ay ku bixiyeen kashaqeynta arimaha bulshada

Warbixintan waxaa soo jeedineeysa Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here