Baladweyne ( Radio Beerlula )-Bahda Waxbarashada Baladweyne ayaa qabtay kulan looga hadalay cadaalad u raadinta Macalin Cabdiraxman Macalow Abiikar uu ardaygiisa ku dilay goobtiisa shaqo oo ku taalo Magaalada Muqdisho.
Kulankaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay bahda Waxbarashada, maamulada Madaarista iyo Macalimiin ka kala socday iskuulada ku yaalo Magaalada Baladweyne.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal daahir Waaneey