Baladweyne ( Radio Beerlula )-Macalimiinta magaalada Baladweyne ayaa bulshada Baladweyne ugu baaqay in la barto Luuqada Soomaaliga maadamaa dal waliba jiritaankiisa ay qayb ka tahay sida uu u hormariyo luuqadiisa.
Dadka soomaaliyeed ayaa inta badan wexeey xooga saaraan barashada luuqadaha Carabiga iyo English ka.
Warkan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey