Bajaajleeyda magaalada Garoowe oo loo yeelay Boosteejooyin laga raaco

0
84

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dowladda Hoose Garowe ayaa boosteejooyin cusub u astaysay gaadiidka Bajaajta ee ka howlgala degmada Garowe,

Ujeedada Boostooyinkan loo sameeyay ayaa ah si loo helo goobo cayiman oo loogusoo hagaago gaadiidka loo yaqaan Bajaajka.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.