Baladweyne: Alpha Portrait Vs shirkadda adeega guud ee Sahan

0
95

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Kooxaha kubadda cagta Alpha Portrait iyo shirkadda adeega guud ee Sahan ayaa caawa fooda isku dari doono garoonka kubadda cagta Afyare ee magaalada Baladweyne.

Kulankan oo ah mid xiiso badan ayaa lagu wadaa inay u soo daawasho tagan dhalinyaro ka kala timid xaafaddaha magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Labadan kooxood ayaa mid kasta dadaal ugu jirta sidii ay u soo bixi laheyd islamarkana uga guuleysan laheyd kooxda kale si ay ugu gudubto wareega xiga.

Kooxo badan oo ka qeyb galayay tartan oo dhawaan la daah furay ayaa ka huleelay garoonka kadib markii guuldaro dusha loo saaray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here