Baladweyne: Hiiraan Waste Management Center VS Bulsho Sacco

0
68

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kooxaha matalaya Hiiraan Waste Management Center iyo Bulsho Sacco ayaa caawa kulan xiiso badan ku wada ciyaari doona garoonka kubadda cagta Afyare ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Ciyaartan ayaa la baasan doonaa 8:00 PM fiidnimo.
Kooxda kubadda cagta Darasalam ayaa 9-8 uga badisay dhigeeda kooxda Kobac kadib markii xalay lagu daah furay tartanka kubadda cagta ee loo qabtay 16-ka kooxood ee malataya goobaha ganacsiga, waxbarashadda iyo caafimaadka ee magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here