Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha kubadda cagta Hilaac iyo Stars Academy ayaa galabta ciyaar xiiso badan ku dhaxmari doonta garoonka kubadda cagta Kaafoow ee magaalada Baladweyne.
Labadan kooxood ayaa mid kasta dadaal ugu jirta sidii ay u gaari leheed guul
Kulankan oo ah mid xiiso badan ayaa lagu wadaa in labada kooxood ay soo bandhigan ciyaar wanaag.


