Baladweyne: Horseed Vs Buula Amar.

0
59

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha kubadda cagta Horseed Vs Buula Amar.
ayaa galabta fooda isku dari doona garoonka kubadda cagta Gantaalaha ee xaafadda Buundoweyn ee magaalada Baladweyne.

Kulamada ka socda garoonka Gantaalaha ayaa waxaa galab kasta u soo daawasha taga dhalinyaro  kala tageereysa labada kooxood ee markaas ciyaaraya.

Kulankan galabta ayaa qeyb ka ah tartanka kooxaha heerka koowaad ee magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here