Baladweyne: Kooxda Goodir Mall oo 5-1 uga badisay Rugsan Guest House

0
125

Baladweyne (Radio Beerlula)- kooxaha kubadda cagta 𝐆𝐨𝐨𝐝𝐢𝐫 𝐌𝐚𝐥𝐥 ayaa 5-1 uga badisay dhigeeda kooxda 𝐑𝐮𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐆𝐮𝐞𝐬𝐭 𝐇𝐨𝐮𝐬𝐞 kadib ciyaar caawa ku dhaxmartay garoonka kubadda cagta Afyare ee magaalada Baladweyne.

Labadan kooxood ayaa qeyb ka ah kooxaha ka qeyb galaya tartanka goobaha ganacsiga , caafimaadka iyo waxbarashadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here