Baladweyne: Kooxda isbitaalka Ikhlaas oo afka ciida u dartay dhigeeda Hoteel Kaamil

0
23

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Kooxda kubadda cagta isbitaalka 𝐈𝐀𝐑π₯𝐚𝐚𝐬 ayaa πŸ”-πŸ’ uga badisay dhigeeda Hoteelka 𝐊𝐚𝐚𝐦𝐒π₯ ee magaalada Baladweyne kadib ciyaar caawa ku dhaxmartay garoonka π€πŸπ²πšπ«πž.

Ciyaartan oo aheyd mid xiiso badan ayaa waxaa daawanayay dhalinyaro ka kala timid xaafaddaha magaalada Baladweyne.

Tartankan goobaha ganacsiga magaalada Baladweyne ayaa waxaa ka qeyb galaya 16 kooxood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here