Baladweyne ( Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta ๐๐๐ก๐ก๐ ๐๐๐ญ๐ ๐๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐๐ฅ ย ayaa ๐-๐ uga badisay dhigeeda Kooxda ๐๐ฅ๐ฎ๐๐ฌ๐ค๐ฒ ๐๐ข๐ซ๐ฅ๐ข๐ง๐๐ฌ kadib ciyaar caawa ku dhaxmartay garoonka kubadda cagta ๐๐๐ฒ๐๐ซ๐.
Kulankan ayaa qeyb ka ah tartanka goobaha ganacsiga magaalada Baladweyne.





