Baladweyne: Najax Vs Alpha

0
157

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha kubadda cagtaΒ  𝐍𝐚𝐣𝐚𝐱 𝐒𝐲𝐨 𝐀π₯𝐩𝐑𝐚 ayaa galabta ciyaar xiiso badan ku dhaxmari doonta garoonka kubadda cagta π€πŸπ²πšπ«πž ee magaalada Baladweyne.

Labadan kooxood ayaa mid kasta dadaal ugu jirta sidii ay ugu soo gudbi laheyd finalka tartanka oo hadda ay fadhiso kooxda kubadda cagta 𝐆𝐨𝐨𝐝𝐒𝐫 𝐌𝐚π₯π₯ kadib markii πŸ–-πŸ” uga badisay dhigeeda kooxda 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 π‰π¨π›π€πžπ².

Kulankan oo ah mid xiiso badan ayaa lagu wadaa in labada kooxood ay soo bandhigan ciyaar wanaag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here