Baladweyne: Natiijada ciyaarta galabta dhaxmartay Gaadiidka iyo Gaana iyo ciyaartii Buundo weyn B iyo Xaawo Taako B oo baaqatay

0
354

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka Faarax gubadleey waxaa galabta wada ciyaaray  Gaadiidka iyo Gaana, waxana ciyaarta xiligii loogu talo galay ay ku soo dhamaatay 1-1 barbaro ah, waxana lagu kala baxay rigoorayaal 5-4 waxana shanta ku badisay Gaadiidka halka Gaana laga reebay tartanka.

Sidoo kale tartanka is dhaxgalka afarta xaafadood ee magaalada baladweyne kooxaha Xaawo Taako B iyo Buunda-weyn B  oo galabta ku balansan shanterka ayaa baaqtay iyadoo wali lagu muransan yahay natiijada ciyaartii hore ee dhaxmartay labada kooxood.

kooxda soo baxda ayaa balan la sameeysan doonta Holwadaag A 10-4 ku garaacday Buunda-weyn A.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here