Baladweyne: Natiijada ciyaartii galabta dhacday iyo wajiga labaad ee tartanka oo la soo gunaanaday

0
301

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xarunta Shantarka Magaalada Baladweyne ayaa lagu so gabagabeeyay Lugta labaad heerka Groupyada Tartanka Hormarinta Ciyaaraha xili aay galabta is wajaheen kooxaha Buunda weyn B iyo Kooshin A.

Labadan Kooxood ayaa ku jira groupka B waxaana Ciyaartu ku dhamaatay guul 2-0 ah oo aay gaartay Kooxda Bunda weyn B.

Isku aadka kulamada 3 -aad ee tartanka ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here