Baladweyne ( Radio Beerlula )-kooxaha kubadda cagta Jobkey University iyo Ramlo Aluminium ayaa caawa ku ciyaaraya garoonka kubadda cagta Afyare ee magaalada Baladweyne.
kulankaan ayaa ah mid aad u xiisa badan oo la filayo ineey kasoo qeybgalaan daawadayaal badan.
Kulanka Caawa.
Jobkey University Vs Ramlo Aluminium.
Waqtiga: 8:00 PM habeenimo.
Goobta: Garoonka Afyare.