Baladweyne: Natiijada kulanka xalay Iyo kulanka caawa

0
25

Baladweyne ( Radio Beerlula) Kulankii u dhaxeeyay kooxaha Hiiraan waste management Center iyo Bulsho Sacco ayaa ku soo dhamaaday barbaro 9-9 ah, waxana dib loo dhigay rigoorayaal lagu kala saari rabay labada kooxood kadib buuq ka dhashay.

Guddiga tartanka ayaa lagu wada inay go’aan ka soo saaran kulankan iyo sida lagu kala saari doono labada kooxood.

Kulanka Caawa.

Kaamil Hotel Vs Ikhlaas Hospital.

Waqtiga: 8:00 PM habeenimo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here